Dayuurad ay la socdeen ciidamo Kumandos Itoobiyaan ah oo laga celiyey garoonka Kismaayo

Maanta waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo hawadeeda soo gashey diyaarad nooca militariga ah oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya taasoo kasoo kacdey magaalada Godey ee dalka Itoobiya sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Jubbaland. Dayuuradan oo ay saarnaayeen 94 askari oo ka tirsan ciidamada kumaandoska ee Itoobiya iyo 4 duuliyayaal ayaa markii ay soo gashey … Continue reading Dayuurad ay la socdeen ciidamo Kumandos Itoobiyaan ah oo laga celiyey garoonka Kismaayo